Diyaari & nabad gelyo | Prepare and stay safe

Wax ka ogow COVID-19 iyo waxa aad sameyn kartid si aad ugu diyaargarowdid.

Boodhadhka iyo goobaha waxaa lagu heli karaa luqaddaada

Waxaan bixinaa agabyo kala duwan si aan u taageerno meheradaha, goobaha shaqada, bulshooyinka iyo ururadaba si ay u hergaliyaan COVID-19 Protection Framework (dejinta Qaab-dhismeedka Ilaalinta COVID-19).

Waxaad ka soo dejisan kartaa oo daabacan kartaa summadayada, qaab-dhismeedka, boodhadhka, fiidiyowyada, iyo foornada warbaahinta bulshada ee agabkayaga agabka.