Boodhadhka iyo ilaha | Posters and resources
Buugyaraha raadraceyga NZ COVID | My NZ COVID Tracer booklet
Eray bixinta muhiimka ah ee COVID-19 oo Soomaali ah | Key COVID-19 terminology in Somali
Erayda soo socdaa inta badan waxaa looga isticmaalaa gudaha New Zealand wada xidhiidhkeeda COVID-19.
Astaamaha | Symptoms
Qufaca | Cough
Qabow | Cold
Hargab | Flu
Hunguri xanuunka | Sore throat
Baadhitaanka | Testing
Xarunta Baadhitaanka Bulshadda | Community Testing Centre
Dheecaan ka qaadisya sanka | Nasal swab
Qalabka Ilaalinta Gaarka ah (PPE) | Personal Protective Equipment (PPE)
Maaskareetada daboolada wejiga | Masks and face coverings
Nadiifiyaha gacmaha | Hand sanitiser
Raad raaca koroonaha | Contact tracing
Xidhiidhka dhow | Close contact
Xidhiidhka u dhow qofka qaba cudurka | Casual contact
Abka NZ COVID Tracer App | NZ COVID Tracer App
Kala fogaanshaha Jidh aheeneed | Physical distancing
Iskaran tiimaynta | Self-Isolation
Karintiilka | Quarantine
Xarunta karatiimada la maamulo | Managed isolation facility
Isku gudbinta gudaha bulshadda | Community transmission
Isku gudbinta gudaha qoyska | Household transmission
Dilaaca | Outbreak
Ka qaybinta | Cluster
Digniinta Heerka | Alert Level
Adeegyada asaasiga ah | Essential services