Tallaalada COVID-19 | COVID-19 vaccines
On this page
Dowladda waxay leedahay qorshaha dhammayska tiran ee lagu helayo tallaalada COVID-19 oo badbaado iyo waxtarba leh.
Istaraatiijiyadaya tallaalka COVID-19
Habkayaga waa in la xaqiijiyo inaanu leenahay dabacsanaan iyo doorashada marka waxaan sugi karnaa tallaalada saxda ah ee dadka reer New Zealand oo waxaanu taageeri karnaa jaarkayaga Baasifiga.
Waxaanu ka sameeynay horumar wanaagsan.
Waxaanu:
- ku biirnay Xarunta caalamiga ah ee COVAX
- kala gorgortanay qaban qaabada iibka taxane ah shirkadaha dawooyinka sameeya
- ku maalgelinay awoodadayda warshadaynta maxaliga ah
- taageernay Isbahaysiga Tallaalka Aotearoa New Zealand si loo dhiso barnaamijka horumarka qaranka iyo baadhitaanka tallaalada mustaqbalka COVID-19.
Ka hel waxbadan oo ku saabsan istrataatiijiyadayada tallaalka COVID-19 (external link)