Safarka | Travel

Wax ka ogow u safrida iyo ka soo safrida New Zealand.

Dowlada way ka saartay sharuudaha ugu dambeeyay ee caafimaadka dadweynaha COVID-19; 7-maalmood oo iskarantiil qasabka ah iyo maaskarooyinka qasabka ah ee loogu tallo galay martida xarumaha daryeelka caafimaadka. 
 
Akhri ku dhawaaqida buuxdo

Waxaan ka shaqeyneynaa cusbooneysiinta bogga websaydkaan. Fadlan dib ugu soo noqo dhawaan oo hagida la cusbooneysiiyay.