Baaris | Testing

Hel macluumaadka iyo hagida is baadhida, halka lagugu baadho iyo waxa dhacaya haddii lagaa helo baadhitaanka.

posterstriovax

Boodhadhka iyo goobaha waxaa lagu heli karaa luqaddaada

Waxaan bixinaa agabyo kala duwan si aan u taageerno meheradaha, goobaha shaqada, bulshooyinka iyo ururadaba si ay u hergaliyaan COVID-19 Protection Framework (dejinta Qaab-dhismeedka Ilaalinta COVID-19).

Waxaad ka soo dejisan kartaa oo daabacan kartaa summadayada, qaab-dhismeedka, boodhadhka, fiidiyowyada, iyo foornada warbaahinta bulshada ee agabkayaga agabka.