Baadhitaanka iyo dabagalka | Testing and tracing

Is baadhida iyo raad raaca halka aad soo martay waxay muhiim u tahay 2 qaab si loo caawiyo maaraynta COVID-19 gudaha Aotearoa New Zealand.

posterstriovax

Boodhadhka iyo goobaha waxaa lagu heli karaa luqaddaada

Waxaan bixinaa agabyo kala duwan si aan u taageerno meheradaha, goobaha shaqada, bulshooyinka iyo ururadaba si ay u hergaliyaan COVID-19 Protection Framework (dejinta Qaab-dhismeedka Ilaalinta COVID-19).

Waxaad ka soo dejisan kartaa oo daabacan kartaa summadayada, qaab-dhismeedka, boodhadhka, fiidiyowyada, iyo foornada warbaahinta bulshada ee agabkayaga agabka.