Most travellers need one. You can use our tool to find out if you need one and when you need to get it.
Check if you need a pre-departure test
Your pre-departure testing documentation must meet NZ Government standards.
Download our pre-departure testing form
Keep up to date with Aotearoa New Zealand’s response to COVID-19.
The traffic lights (COVID-19 Protection Framework) protect Aotearoa New Zealand from COVID-19, while allowing people greater freedoms.
Protect yourself and others from COVID-19 by following the latest health advice and not sharing unreliable information.
Vaccination protects your child, your whānau and your community. The COVID-19 vaccine is free and available for everyone aged 5 and over.
Testing for COVID-19 and contact tracing are 2 important ways to help manage COVID-19 in Aotearoa New Zealand.
There is support and advice available if you test positive for COVID-19, and you need to self-isolate.
Information about travelling to, leaving and transiting through New Zealand.
Iska diiwaangeli digniinaha ku saabsan macluumaadka COVID-19 ee lagu turjumay Soomaali
Halkan waa awararkii dhawaan ugu dambeeyay ee COVID-19:
Nalalka jidka (Qaabdhismeedka Difaaca COVID-19) ka ilaali Aotearoa New Zealand COVID-19, marka la oggolaanayo dadka sida kaadhka tallaalka xoriyad dheeraad ah.
Ka ilaali naftaada iyo kuwa kale COVID-19 addoo raacaya taladdii caafimaadka ee u dambaysay.
Hel tallaalkaaga bilaashka ah hadda oo fur waxyaabaha ee aad ka jeceshay Kaadhkayga Tallaalka (My Vaccine Pass).
Is baadhida iyo raad raaca halka aad soo martay waxay muhiim u tahay 2 qaab si loo caawiyo maaraynta COVID-19 gudaha Aotearoa New Zealand.
Taageradan iyo qalabka la heli karo haddii lagaa helo COVID-19 oo aad u baahan tahay inaad is go’doomiso.
Inaad ku dhex safarto New Zealand ama inaad ka timaado halkan addoo soo maraya wadamo dibada ah, waxaad u baahan doontaa shahaadadaada heerka tallaalka, inaad qaadato baadhitaanka hore loo sameeya ama gelida karantiilka.
Taageerada dhaqaalaha iyo fayo qabka waa laguu heli karaa adiga
Boodhadhka iyo goobaha waxaa lagu heli karaa luqaddaada
Last updated: 11 April 2022 at 8:46 am