Helida macluumaadka saxda ah waa muhiim | Getting the right information matters

Marmarka qaar macluumaadka ayaa loo daabaca si qaldan ama in dadka lagu khiyaameeyo. Marka loo daabaco qaabkan, marmarka qaarkooda waxaa loo yaqaana warar been abuur ah, macluumaadka qalad ah ama fikrad shirqool.

Macluumaad qaldan ayaa ka dhan ah waqtigeena marka aan rabo inaan si wada jir ah uga shaqeeyo ka adkaanshaha fayraska. Waxay faafin kartaa cabsi ama jaho wareer ama dadka ay ka joojiyaan kartaa inay sameeyaan shay sax ah.

Ma ka hortagi karno macluumaad qaldan, laakiin waan iska caawin karnaa inaan aqoonsado. Badanaa:

  • waxay ka timaada qof aan magac laheyn
  • waxay sheegaysay in macluumaad ay hayaan ay ka yimaadeen haya’adaha dowladda laakiin aan xigasha la aqoonsanayn
  • sheegaysaa inay la wadaagayso macluumaadka ka qarsoon dad waynaha ama madaxa dowladda aysan rabin inaad ogaato.
  • Mar walba ku dhawad sheegashada ‘sheekada runta’ waxay ka darran macluumaadka rasmiga ah.

Waqtigan oo kale:

  • ka taxadar macluumaadka aad fiiro gaar ah siineyso
  • hubi tayada macluumaadka ka hor inta aadan dad kale u gudbinin.

Waxaad ka heli kartaa macluumaad lagu kalsoon yahau xog waranka kooban ee dowladda, websaydyada ama kanaalada baraha bulshadda.

Wax ka caawinaya fahmida iyo aqoonsiga wararka been abuurka ayaa halkaan laga heli karaa. (external link)